Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dad danyar ah oo daggan duleedka magaalada kismaayo gaar ahaan aaga dhagax dheer ayaa ka cabanaya waddo la’aan,biyo yari iyo karonto la’aan ka jirta deegaanka.
Deegaankan ayaa waxaa ka dhisan guryo si casri ah loo dhisay,waxaana la dajiyey Qoysas heeysto carruurta agoonta ah,waxaana deegaanka dhistay Hay’ad kheyri ah.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.