Dadka danyarta ah ee magaalada Kismaayo oo dabeeyalaha dhacaya ay saameeyn ku yeesheen

0
148
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalmihii Lasoo dhaafay Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ka jiray dabeylo xooggan oo saameyn ku reebay dadka iyo duunyada, iyadoo saameyn xoog badan ku yeesheen noloshada dadka danyarta ee degan xeebaha iyo kuwa ku nool buulasha ee Qaxootiga ah.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here