Dadka danyarta ah ee ku nool Dhoobley oo codsaday in la caawiyo

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaaa waxaa ku nool dad badan oo isugu jira danyar iyo barakac kuwaasi oo aan haysanin waxyaabaha asaasiga u ah nolosha

Xilli ay foodda ay inagu soo heeyso bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxa ay dadkan danyarta ah ay sheegeen in ay haysan raashiin ku filan waxa ayna hayadaha iyo dadka muxsiniinta ah ay ka codsadeen lasoo caawiyo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here