Dadka barakacayaasha ah kunool magaalada Jowhar oo dalbadey in lala soo gaaro caawimaad

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah dadka barakacayaasha oo la hadlay warbaahinta ayaa Hay’addaha iyo Dowladda ka dalbadeen in ay soo caawiyaan maadaama ay wajahayaan dhibaata kala duwan oo la xariirta dhanka Nolosha.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here