Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-guduud ee duleedka magaalada Kismaayo oo ay ku nool yihiin Qoysas badan oo barakacayaal ah isla markaana ay dadkaas uga caban jireen xaalad biyo La’aana,waxaa loo sameeyey War biyood ay biyaha ka cabaan dadka deegaanka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.