Dadka barakacaayasha ah ee ku nool Kaamka Kaliil ee Kismaayo oo ka warbixiyay xaaladda Kaamka

0
187
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barakacayaasha ay saameysay abaaraha ka jira dalka gaar ahaan abaarta ku dhufatay deeganada Jubbaland ayaa waxa ay badankood soo gaareen magaalada Kismaayo iyo deeganada ku dhow iyagoo halkaa soo maciin biday.
Dadkan danyarta ah ayaa waxa ay dowlad goboleedka Jubbaland dajisay kamaam ku yaallo magaalada Kismaayo iyo duleed keeda.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here