Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Baydhabo Iyo Saraakiisha Sare Ciidamada Nabad Ilaalinta ATMIS Ayaa Saakey Gudoomsiiyey Qaar Ka mid ah Dadka baahiyaha gaarka ah Raashiin loogu talagay in ay ku soomaan
Deeqdaan Raashiinka Ayaa Mushaar Kooda Ka Soo Jarey Ciidanmada Nabad Ilaalinta ATMIS ee (Sector 3)
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.