Kismaayo(Idaacadda Waamo))-In ka badan 100 qof oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo qeybiyay lacag ka timid dad muxsiniin ah oo ku nool dalka banaankiisa, waxaana lacagtaan loo soo wakiishay maamulka mu’asasada Al-Raxma ee xarunteeda magaalada Baydhabo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.