Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abaaraha ka jira deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa saamaayn xoog leh ku yeeshay dadka iyo duunyada ku nool deegaanada ay abaartu ku dhufatay,dad badan ayaa ka soo barakacay deegaanadii ay deganaayeen ka dib markii ay abaartu ka dhamaaysay xoolihii ay dhaqan jireen.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.