Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad ay soo qaban qaabisay Hay’adda Naafada Qaranka Somaliyeed oo ka dhacday tiyaatarka Qaranka ayaa waxa kaqeyb galay masuuliyiin katirsan labada Golle ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Madaxda Hay’adda Naafada Qaranka iyo dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee kunool caasimada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.