Dad ka Ganacsanayay Baco oo muqdisho lagu xirxiray

0
50

Kismaayo( Idaacadda Waamo)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kowdi bishan October bilowday dhaqan gilinta amar kadhan ah ka ganacsiga bacaha oo dhibata xoogan ku haya deegaanka iyo Xoolaha waxaana dalka laga mamnuucay in laso giliya bacaha balastiga.

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo ka duulaya dhaqan gilinta amarkaasi lagu joojinaya ka ganacsiga bacda ayaa sameyay howlgala kadhan ah dadka ka gacnacsanaya bacaha ayaa soo qab qabtay ganacsata lagu eedeyay in ay ka ganacsanayeen bacaha sida u warbahinta u sheegay Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here