Dad isugu jira shacab iyo masuuliyiin oo salaada ciida ku tukaday isbartiimada waam

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbartiimada waamo ee Magaalada Kismaayo oo ka mid ah meelaha ay dadka salaada ciida ku tukadaan ayaa waxaa saaka labada ragco ee salaada sunada ah ee ciidul adxa ku tukaday baqolaal qof oo shacab iyo Mas’uuliyiin isugu jira .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here