Dad deegaanka Singaleer oo wajahaya barakacii ugu balaarnaa kadib markii uu ku soo rogmaday daad ka yimid Wabiga Jubba

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka ku nool deegaanka Singaleer ee koonfurta degmada Jamaame ee gobolka J/hoose kuwaas oo dhaca Jiinka Wabiga Jubba ayaa wajahaya barakacii ugu ballaadhnaa kadib markii uu ku soo rogmaday daad ka yimid wabiga Jubba.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here