Dad danyar oo dagan mid kamid ah kaamamka barakacayaasha Magaalada Kismaayo oo codsaday in lacaawiyo

0
348
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Halkani waa mid kamid ah kaamamka barakacayaasha ee magaalada Kismaayo oo ay daganyihiin in kabadan 100 qoys oo danyar ah kuwaas oo noloshooda ay ku gadaamanyihiin duruufo kala duwan.
Dadka danyarta ah ee dagan kaamkan oo lagu magacaabo kaam farxaan 2 waxaa ay ka cabanayaan biyo yari ,shaqo la,aan iyo guryaha ay daganyihiin oo ay dhibaato ku qabaan xiliyada roobku do’o.
Waxaana xerada ay dadkan daganyihiin ku yaala hal ceel biyood oo biyihiisu yihiin kuwo dhanaan oo an lacabi karin sida ay noosheegen dadka kaamka dagan .
waxaa magaakada kismaayo kuyaala kaamam badan oo ay daganyihiin dad danyar kuwaas oo la dala dhacaya duruufaha nololeed oo kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here