Wasaaradda Macadanta,Tamarta iyo Biyaha dowlad goboleedka Jubbland ayaa waxaa magaalada kismaayo ka bilowday mushruuc Biyo dhaaamin oo lagu gaarsiinayo dadka danta yar ee ku nool qaar ka mid ah kaamamka ku yaallo magaalada kismaayo, gaar ahaan kuwa ku nool suuq xoolaha ee magaalada.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.