Afmadoow(Idaacadda Waamo)-Degmada Afmadoow ayaa waxay mid tahay degmooyinka hoos taga dowlad goboleedka Jubbaland bulshada ku nool degmad ayaa waxaa ay qaarkood yihiin kuwa danyar oo aan heeysanin adeeg asaasiga u ah nolasha.
Ururka dhalinyrada degmad Afmadow ayaa waxaa deeq Harqaanada ay gaarsiiyeen qaar ka mid ah dadka danyar ee ku nool degmada Afmadoow ,waxaana deeqdaan loogu tala galay inay ku raadsadaan nolal maalmeedkood maalinlaha ah.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.