Dabeylo Xoogan oo saameeyey kalumeysatada Magaalada Kismaayo.

0
187

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Dabeylo aad u xoogan ayaa ka jiro xeebaha Gobolka Jubbada  hoose waxaaa Dabeylahaasi ay saameyn ku yeesheen in laga soo Jalaabto xeebaha, kaluumeysatada Degmada kismaayo oo lahadlay idaacada waamo ayaa sheegay in maalmahaan Deybalaha xoogeystay ay caqabad ku noqdeen soo Jalaabashada kaluunka.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here