Dabeylo ka kacay Badweynta Hindiya oo saameyn ku yeeshay Jasiiradda Kudhaa

0
536
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka kallumayasatada ah eek u nool Jasiirada kudhaa ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa noloshooda saamaayn ku yeeshay dabaylo xoogan oo xiligaan ka kacay badwaynta Hindiya.
Dabeylaha xilligaan kacay ayaa burbur u geystay qaybo ka mid ah agabkii ay isticmalayeen dadka bad-maaxiinta ah ee Jasiiradda Kuudha oo isugu jira doonyo iyo agab kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here