Dabeylaha ka jira Bad-weynta Hindiya oo sababay Kalluun yari

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xiliga Bad xiranka oo lagalay iyo dabeylo xooggan oo ka kacay Bad-waynta Hindiya ayaa sababay in Kallumaaysatada Xeebaha Gobolka Jubbada hoose ay gaari waayaan meelihii ay markii hore Kalluunka ka soo jilaaban jireen,waxaa ayna taasi keentay in uu yaraado Kalluunkii la keeni jiray suuqyada kalluunka ee Magaalada Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here