Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dabaylo xooggan oo waqtigan ka jira xeebaha Badweeynta Hindiya ayaa saamayn ku yeeshay kaluumaysatada xeebaha magaalada Kismaayo,waxaana yaraaday ganacsiga kalluunka taas oo ay sabab u tahay kacsanaanta Badda.
Mid ka mid ah bad maaxiinta Kismaayo ayaa ka warbixinaya caqabadaha soo wajahay kalluumeysatada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.