Dabaaylo ka kacay Magaalada Kismaayo oo saamayn ku yeeshay dadka danyarta ah ee degan meelaha xeebaha u dhow

0
248

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa maalmihii ugu danbeeyay Magaalada Kismaayo ka bilowday dabaylo saamaayn ku yeeshay noloshada dadka danyarta ee dagan kismaayo gaar ahaan kuwa degan meelaha xeebta u dhaw.

Dadkan danyarta ah oo markoodii horaba la dala dhacayay duruufo nololeed ayaay dabayluhu ugu sii dareen noloshooda waxaayna dabaayluhu  ka dumiyeen guryihii ay daganayeen oo ka samaysnaa baco iyo jiingado.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here