Dabaaylo ka jira Magaalada Kismaayo oo Saameeyey Dadka Degan Xaafada Midnimo.

0
254

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaafada midnimo oo ah xaafada ay deganyihiin dadki ka soo laabtay xeryahah qaxootiga dadaab ee dalka kenya ayaa waxaa saamayn ku yeeshay dabaaylo xoogan oo maal mahaan ka jiray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

qaar ka mid ah dadka xaafada degan ayaa guryohoodi ka guuray ka dib markii ay buuxiyeen xarada ay dabaaysu keentahy sida uu sheegay gudoomiya xaafada ilaa 60 guri ayaa  dadkii deganaa ka  barakeceen.

Hamdi Mahamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here