Dab khasaare gaystay oo ka cacay Xaafada Calanley ee magaalada Kismaayo

0
66

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dab gaystay khasaare hantiyadeed aya maanta ka kacay xaafada calanleey waaxda dalcada ee magaalada Kismaayo, goobta uu dabku ka kacay oo ahad maqaayado iyo tukaamo ayaa lagu waayay hanti badan mana jirin wax laga badbaadiyay.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan kasoo diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here