Daawooyinka loo adeegsado beeraha oo kasii dhamaanaya suuqyada magaalada Baladweyne

0
117

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo Daawooyiinka Beeraha ee Suuqyada Magaalada Baladweyne, daawooyiinka Sare ukaca ku yimaadeen waxaa kamid ah Cagaarisada, Cayayaan dilaha iyo Konkorta waxaana sababay Daawooyinkaan oo ka go’ay suuqa islamarkaana waxaa batay baahida loo qabo.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here