Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Xananada Xoolaha iyo Daaqa Jubbaland ayaa waxaa ay qaar ka mid ah deegaaanada dowlada goboleedka Jubbalan ay bilaabeen daaweeynta xoolaha taas oo sare u qaadesa badqabka xoollaha kunool deegaananada waqoyi ee magaalada Kismaayo
Gudomiyaha Deegaanka Buule Gudud Maxamed Cabdullahi Cabbdulle ayaa waxuu ugu mahadceliyay daweeynta ay u sameesay wasaradda xanaanada xoolaha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.