Daadadkii ka dhashay Roobabkii ka Da’ay Degmada Afmadow oo saameyn ku yeeshay Dalagyada beeraha.

0
406

Kismaayo(Idaacada Waamo)Dadka Beeralayda ah ee ku nool Degmada Afmadow ayaa Waxaa beerahoda Saamaayn Ku yeeshay Daadad ka dhashay fatahaadd ay samaaysay lagta looyaqaano Lag Dheera Oo ku taala Duleedka Dagmada Afmadow.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

R/W,Kismaayo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here