Daadadka Roobka oo Saameeyay Dugsiga Sheikh Xasan Barsane ee Jowhar

0
31
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulaha dugsiga hoose dhexe iyo sare ee sheekh xasan barsan ee magaalaga Jowhar Axmed Cabdi Maxmauud oo warbaahinta la hadlaya ayaa ka warbixiyey saameyenta roobabki guga ee ka da ay magaalada Jowhar  ku yeesheen dugsiga sheekh Xasan Barsane.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here