Cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed oo tababar loo soo xiray

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Raisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Abdisalaan Abdi Ali ayaa si rasmi ah tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here