Culuma’udiinka Kismaayo oo Ku baaqay in laga qeyb qaato ilaalinta wadooyinka

0
40
Kismaayo(Idaadda Waamo)-Culumaa u diin-ka  Kunool magaalada Kismaayo ayaa  waxay bulshada fareen in ay ka qeybqataan ilaalinta wadooyinka Bulshada ayaa waxaa la faray in ay waajib ku tahay in ay iska xilsaaraan sidii ugu qeyb qaatan lahayeen hormarinta wadooyinka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here