Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalin Yaxye Macalin Yacquub oo kamid ah Culimada Magaalada Baladweyne ayaa bulshada muxsiniinta ugu baaqay ineey door ka qaataan sidii looga farxi lahaa caruurta danta yar ee ku nool kaamamka iyo kuwa aan awoodin in waalidkooda ay u iibiyaan dharka Ciidda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.