Culimo garsoor ka noqonaysaTartanka Ramadaanka ee Qur’aanka Kariimka oo Kismaayo soo gaadhay

0
315

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamul iyo Macaliinta Mu`asasada  Al Umah ayaa maanta magaalada kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee dowlad goboleedka jubbaland kusoo dhaweeyeen Culimo kamid ah Mu`asasada  al maahir oo ka taalo magaalada Muqdisho ee caasimahada dalka.

Ujeedka safarka ay ku yimaadeen Culimadan magaalada kismaayo ayaa ah  Kala Qayb Gelaysa Tartanka Qur’aanka Kariimka bisha Ramadaan kaas oo lagu qaban rabo magalaada kismaayo.
Tartankaasi oo ay ka qeyb galayaan Dhamaan Dugsiyada Quraanka Kariimka lagu barto ee yaalo magaalda kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here