Culimada Magaalada Kismaayo oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha Masaajid laga dhisayo Xaafadda Farjano

0
438
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Masjidkaan oo ay wasaaradda Cadaaladda Garsoorka iyo Arimaha Diinta Jubbaland ka dhagax dhigtay Xaafadda Farjano ee Magaalada Kismaayo gaar ahaan waaxda siinaay ayaa dhismihiisa iyo dhamaystirkiisa waxaa ka qayb qaadanaya Culumada iyo Ganacsatada Magaalada Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here