Culimada Kismaayo oo ku baaqay in laga qayb qaato dhameystirka dhismaha Masjid cusub

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafadda Farjano gaar ahaan waaxda Halgan ayaa laga hirgaliyay Masjidu noor oo loogu talagalay in dadka degan waaxda Halgan inay ku cibaadaystaan laguna dhisto qaab isku tashi bulsho ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here