Culimada Baydhabo oo ku baaqay in laga qayb qaato caawinta dadka Roobabku saameeyeen

0
102
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa  wado dadaallo ku aaddan sidii loogu gurmad lahaa dadka ay  saameeynta ku yeeshay roobabka daadadka wata ee ka Da’ay gobolada KGS waxaana dadaaladaas bar bar socdaan fariimo loo diraayo hay’adaha Sama falka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen gurmadkaasi.
sido kale Culimaa’udiinka koonfur galbeed soomaaliya oo shirjaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa tilmaamay in tani ay tahay mid aan kala harlaheen madaama ay bulshada dhan walba ka saameeyeen Roobabku.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here