Culimada Baladweyne oo ku baaqay in la caawiyo dadka danyarta

0
53

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sheekh Cumar Saalaax Madoobe oo kamid ah Culimada Magaalada Baladweyne ayaa bulshada muxsiniinta ugu baaqay in gargaar gaarsiiyaan qoysaska danyarta ah kuwaas oo ku nool kaamamka Baladweyne maadama fooda ay inagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan.

Qoysaskaan ayaa ah kuwoo danyar ah islamarkaana aan awoodin inay iibsadaan raashiin qutul duruuriga oo ay ku afurayaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here