Culimaa`udiinka Jubbaland oo bayaan ka soo saaray Gudniinka Fircooniga.

0
268

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Gudniinka Fircooniga ahi waa mid kamid ah dhibaatooyinka  lagula kaco Gabdhaha marka ay yar yihiin, Waxaa Gudniinkan lagu qeexeen inu yahay  Qaliin halis ah, oo  lagu jarayo qaybo kamida ama dhamaan  Xubinka taranka ee Gabdhaha yar-yar, sababo laxiriira dhaqamada bulshooyinka qaar aamin sanyihiin.

Soomaaliya waxaay ka mid tahay wadamada laga adeegsado gudiinkaan halista ah ee Fircooniga waxaana gudniinkan lagu sameeyaa gabdhaha ay da,doodu u dhaxaysa 5- sano ilaa 14 sano waxayna kala kulmaan dhibaatooyin kala duwan oo noloshooda saamay ku yeesha.

Hamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan iooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here