Cudurka Shuban-biyoodka oo Dad ku soo ritay Deegaano hoostaga Degmada Badhaadhe

0
355

Badhaadhe(Idaacadda Waamo)-Kiisas badan oo Xanuunka shuban biyood ah ayaa laga soo sheegayaa Degmada Badhaadhe iyo Jasiiradaha ku dhaw dhaw,waxaana xanuunkaan uu ka dhashay sida uu sheegay Yuusuf Maxamed Ibraahim Gudoomiye ku xigeenka Dagmada Badhaadhe cimilada oo kulul iyo Biyaha nadiifka ah oo ku yar halkaasi.

Waxaana uu baaq u diray wasaaradaha Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Hay’adaha gargaarka ee ka howlgala Gobolka Jubbada hoose.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here