Cudurka Jadeecada oo uu dad cusub kusoo ritay magaalada Baladweyne

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha gudiga gurmadka ururka dhaqaatiirta gobolka Hiiraan Dr Cabdullaahi Maxamad Xalane oo u waramay warbaahinta wuxuuna sheegay in ay korortay tirada dadka uu soo ritay xanuunka Jadeecada kuwaaso oo ku nool gudaha magaalada Baladweyne iyo deegaanada Hoos yimaada.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan soo diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here