Cudurka daafka oo Saameyn ku haya bulshada Dhoobley

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Daafku waa caabuq ku dhaca indhaha qeybtooda cad, waxaana lagu gartaa indhaha oo gaduuto, cuncun ama dheecaan indhaha ay yeeshaan kaas oo noqon karo mid adag ama mid biyo oo kale ah.

Maxamed Aaden oo kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley oo uu ku dhacay xanuunkan ayaa inooga warbixiyay saameynta ay kala kulmay.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here