Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sida ay sheegeen dadka Xoolo dhaqatada ee Gobolka Jubbada hoose gaar ahaan dadka Geella dhaqdo waxay sheegeen in ay ku arkeen bilihii ugu dambeeyay xunuun cusub oo laayay Geella Irmaanka, Nirgaha iyo Awrta, kaasi oo aysan garaneyn waxa uu yahay.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.