Covid-19 oo saameyn ku yeeshay Ganacsiga Jubbaland

0
301

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka Covid-19 oo dunida ku soo laba kacleeyay ayaa waxaa uu kala xiray Ganacsiga,isagoona saameyn xoog leh ku keenay Gancsiga caalamka,agaasimaha wasaarada Ganacsiga Jubbaland ayaa ka warbixinayay saameynta ka dhalatay cudurka Covid-19 ee Ganacsiga guud ee Jubbaland.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here