Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka Covid-19 ayaa saameyn xoog leh waxaa uu ku keenay isu socodkii Ganacsiga qeybihiisa kala duwan, maadaama uu xanuunka kala xiray Wadamadii wax laga soo dhoofsan Jirey.
Magaalada kismaayo waa magaalo xeebeed leh Dekad, waxaana ay xiriir ganacsi la leedahay magaalooyinka kale ee caalamka kuwaas oo ay wax kasoo dhoofsadaan Ganacsato Soomaaliyees.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.