Ciyaartoyda Xulka kubadda cagta Jubbaland oo maanta ka duulay Kismaayo

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ciyaartoyda Xulka kubadda cagta Jubbaland ayaa waayadii dambe waday dadaalo ay ugu diyaar garoobayaan ciyaaraha dowlad Goboleedyada oo 29- bishan ka furmaya magaalada Muqdsiho.

Gudoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Jubbaland Maraawe Maxamed iyo Macalimiinta xulka iyo Ciyaartoyda xulka Jubbaland ayaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed ee magaalada Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here