Ciyaartoyda Jubbaland oo Bogaadiyay Hanaanka Shaqo Xiriirka Ciyaaraha Jubbaland.

0
474
Kismaayo(Waamo Radio)Kulan ay isugu yimaaden dhamaan ciyaartoyda kooxaha Heerka 1aad Heerka 2aad iyo Heerka 3aad ayaa  ka dhacay Garoonka Kubbada Cagta ee Waamo
kulankaan oo ahaa mid qaas u ah ciyaartoyda Jubbaland ayaa waxay kaga hadleen kuna  bogaadiyeen hannaanka quruxda badan ee ay Tartamadu  usocdaan
Kulanka markii uu soo dhamaaday ka dib ayaa waxaa saxaafadda la hadlay qaar ka mid ah kabtanada Kooha Herka Kowaad Iyo Heerka Labaad Iyo Heerka Sadaxaad
Gaba gabadii kulanka dhamaan kooxahu waxay isku raacen. la shaqeeynta Xiriirka Sports-ka Jubbaland. iyo kashaqeynta  horumarinta Sports.
Waa Warbixintaan isoo jeedinay,Iidle Aadan Maxamed. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here