Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland iyo Masuuliyiin kale oo kale oo ka tirsan Jubaland maalmihi lasoo dhaafayna Howlo shaqo u joogay deegaan xebeedka Raas-kambooni ayaa Agab loogu talagalay dhalinyarada ciyaarta kubada cagta ku wareejiyeen Gudoomiyaha Ciyaaraha Deegaanka Raaskaambooni ee Gobolka Jubada Hoose.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.