Ciyaartooyadii hore ee Gobalka Jubadda hoose Maxaad kala Socotaa

0
405

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gobalka jubbda hoose waxa uu caan ku yahay ciyaaraha kubbadda cagta iyadoo bari samaadkii dalka uu ka dhici jiray tartan kubbada cagta kaas oo la haa xiiso gaar ah.

Ciyaartooyii gobalka  soomaray ayaa waxaa guula la taaban karo ka soo hoyiyeen  tartanka kubbada cagta oo dhax mararey gobalka Jubbadda hoose iyo gobolada kale ee dalkeeena soomaaliya.
hadaba waa ku waan qaar ka mid ah ciyaartoydii guulaha waaweyn ee dhanka ciyaaraha gaar siiyey gobalka Jubbadda hoose oo ku sugan magaalada kismaayo oo ka waramaya waxyaabaha ay ugu suuro gashay in gobalka guula intaa la eg uu gaaro.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here