Ciyaaraha kubada cagta oo door wayn ka qaata is dhexgalka bulshada

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ciyaaraha kala duwan sida kubada cagta ,tan kolayga iyo kuwa la midka ah waxaay kaalin muhiim ah ku leeyihiin horumarinta nabada iyo is dhexgalka bulshada maadaama goobaha lagu ciyaaro kubada ay bulsho badan isugu timaado taal oo sababta in dadku ay si fudud isku dhexgalaan .

si loo horumariyo ciyaaraha ayaa wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland iyo Xiriirka Kubada cagta Jubbaland waxaa ay iska kaa shanayaan qabashada ciyaaha degmooyinka dowlad goboledka Jubbaland ayadoona la qabtay kulankii ugu horeeyay ee Ciyaaraha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here