Ciyaar u dhexeeysay Iskuulada Badar iyo Yoontoy oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo

0
11
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartanka iskuulada Degmada Kismaayo iyo deeganada Hoose Yimida ayaa waxaa qabtay wasaradda dhalinyrada iyo ciyaaraha dowlada Goboleedka Jubbaland taas oo u jeedkeedu tahay  hormarinta is-dhaxgalka Bulshada .
Wareega labaada ee ciyaarta ayaa waxaa  u dhexeesa skuulada Badar iyo Yoontay
Ciyaarta labada iskuul u dhexeesay ayaa waxaa ay aheyda mid xiiso badan oo ay labada dhinacaba ay soo bandhigeen ciyaar xiiso leh.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here