Cispitaalka waxda Madiina xaafadda Shaqalaha Magaalada Kismaayo oo Ay Soo Wajahday Daawo Yari.

0
339

Kismaayo(Idaacada Waamo)Dadka degan xaafada Madiina ee magaalada Kismaayo oo ay deganyihiin dadka dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga dalka Kenya ayaa sheegay in ay soo wajaheen caqabado dhowr ah,oo ka mid yihiin Isbitaalka xaafada,Suuq la’aan heysato xaafada,iyo wadada oo bacaad xidhay.

Khadra Bashiir Axmed oo ka mid ah howladeenada Isbitaalka xaafada ayaa sheegtay Isbitaalka uu shaqeeyo balse adeegyada uu bixiyo uu ku yaryahay dadka degan xaafada.

Xuseen Daa’uud gudoomiyaha xaafada Madiina ayaa dhankiisa ka hadlay baahiyaha xaafada iyo waxyaabaha ay u baahanyihiin in haatan laga caawiyo.

R/W,Iidle Aadan Maxameed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here