Cilmi baaris ku saabsan balaarinta biyaha Hargeysa oo lagu soo bandhigay magaaladaasi.

0
88

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay cilmi baaris ku saabsan balaarinta biyaha Hargeysa, waxana munaasabadan ka qeyb galay Gudoomiyaha Jaamacadda Golis, xubno ka tirsan maamulka Somaliland, ardeayada wax ka barta jaamacada, iyo marti sharaf kale .

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here